Waa su’aal Da’ weyn (Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jigjiga), Qaybtii 3aad
(October 4, 2016)
Waxaan qaybtii 2aad ee qormadan ku soo sheegnay burburkii ay gashay Jamhuuriyaddii Soomaaliya, in ay dawladnimadii u xuub-siibatay qabyaalad iyo qoysnimo, iyadoo waliba ay adkaatay in la xakameeyo col
Taliyaha Ciidanka guud ee Puntland Gen Siciid Dheere oo ka hadlay howlgalo ka socda magaalooyinka waaweyn.[Dhagayso]
(October 4, 2016)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka guud ee dowladda Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi ayaa waxaa uu shir jaraa'id uu u qabtay magaalada Garoowe waxaa uu uga warbixiyey howl-galo ay cidanka Dowlada Puntland a
Madaxweyne Xasan oo soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku tegay Baydhabo
(October 4, 2016)
Baydhabo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib socdaal shaqo oo uu ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta Do