Puntland iyo Gal-Mudug oo ka hadlay Dagaal ka dhacay Gaalkacyo.[Dhagayso]
(October 7, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka uu dagaal ka qarxay dhinaca koonfureed ee magaalada Galkacyo. Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamo la s
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Gaalkacyo
(October 7, 2016)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in mar kale sii micno darro ah loo daadiyo dhiiga shacabka magaala
Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalka Gaalkacyo (Daawo)
(October 7, 2016)
Garoowe:- Afhayeenka Madaxtoyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel ayaa waxaa uu shir Jaraa’id ugu qabtay bahda warbaahinta  xarunta Madaxtooyada Puntland waxaana uu faahfaahin ka bi
Dagaal ka dhacay saaka galbeedka fog magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(October 7, 2016)
Gaalkacyo:-Dagaal u dhaxeeyo ciidamo kala taabacsan Gal-Mudug iyo maleeshiyo beeleed ku sugnaa xaafada Garsoor iyo ciidan ilaalo ka ahaa Maxjar laga hirgelinayo  Gaalkacyo ayaa saaka ka dhacay dhanka