Akhriso Liiska Maamulka Galmudug uga Mid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare (Dhageyso)
(October 8, 2016)
Cadaado:-Waxaa Caawa lagu dhawaaqay Liiska Xubnaha Maamulka Galmudug ee u sharaxan Aqalka  sare ee Baarlamaank DFS waxaana caawa Shirjaraa,id ku qabtay magaalada Cadaado wasiirka warfaafinta Maamulka
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Furqaan Sheekh Axmed Nuur (Daawo)
(October 8, 2016)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Axmed Nuur waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Khushuuca Salaada. Ho
Madaxweynaha DFS oo mar kale ku celiyey in doorashada 2016 aan dib u dhaceynin.
(October 8, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami leh u socoto, isla markaana ay ku qabsoomi d
Akhriso Magacyada Musharaxiinta aqalka sarre ee dowlada Puntland (Cod +Video)
(October 8, 2016)
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku soo gudbiyey  liiska tartamayaasha golaha aqalka sare ee baarlamaanka DFS ee Puntland waxaana ka dhex muuqada siyaasiyiin iyo sa
Wasiirkii hore ee waxbarsahada dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Nabad ha lagu dhameeyo colaadda Gaalkacyo.[Dhagayso]
(October 8, 2016)
Gaalkacyo:-Wasiirkii hore ee waxbarsahada dowladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame oo waxaa uu ku baaq in si deg deg ah loo joojiyo colaada ka aloosan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug  iyo
Xaalad degenaansho oo saaka laga dareemayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.
(October 8, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ay xaalada magaalada ay tahay mid degan oo aysan ka jirin wax xiisad ah. Dhinacyadii ku dagaa