Website Islaami ah oo ku saabsan Guurka oo Hawada Soo Galay (Akhriso)
(October 13, 2016)
Website Islaami ah oo ku saabsan Guurka ayaa markii ugu horeysay waxaa hergaliyey ducaad iyo culumo ka tirsan Musasat Al-Karam waxaana loogu talo galay in looga hortago guur la,aanta baahsan ee ku hab
Gal-Mudug oo warsaxaafadeed ka soo saartay Dagaalka Mudug iyo Gal-Gaduud
(October 13, 2016)
Cadaado:-Warmurtiyeed ay caawa soo saartay maamulka Gal-Mudug ayey ku sheegtay in laga soo weeraray Gal-Mudug ilaa seddex Jiho isla markana uu dagaal kaga socdo laguna wiiqayo Nabadda iyo awoodda Maam
Dagaal ka dhacay Galbeedka magaalada Gaalkacyo oo Khasaaro gaarsiiyey Shacab.
(October 13, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Dagaal u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug  uu saaka iyo galabta uu ka dhacay Galbee
Madaxweynaha Puntland oo kulan sagootin ah la qaatay Ambassador Michael Carvone (Masawiro)
(October 13, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 October, 2016-ka Qasriga Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay wakiilka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Ambassador
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka badda oo xilka loo dhaariyey (Masawiro)
(October 13, 2016)
Waxaa saaka 13 October, 2016-ka lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland Wasiir Siciid Maxamed Raage oo loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha, Gaadiidka badda iyo la dagaallanka burc