Gudoomiyihii hore ee gobolka Bari oo ah isku sharaxay Xildhibaanimada Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Daawo]
(October 18, 2016)
Garoowe:-Gudoomiyihii hore ee gobolka bari Cabdixaafid Cali Yusuf ayaa maanta waxaa uu s rasmi ah ugu dhawaaqay in uu yahay musharax Xildhibaanada ka mid noqon doona Golaha Baarlamaanka dowladda Feder
Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi oo laga waraystay Xaalada Gaalkacyo[Dhagayso]
(October 18, 2016)
Gaalkacyo:-Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame oo waraysi gaar ah siiyey radio Daljir oo ka hadlay xaalada magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheega