Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yusuf Dabageed .
(October 26, 2016)
Jowhar:-Wararka haatan naga soo garay magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamul gobaleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble uu xilkii ka xayuubiyey Guddoomi
Maxaa ka Jira wararka Sheegaya in koox ka tirsan Daacish ay qabsadeen degmada Qandala
(October 26, 2016)
Boosaaso:-Qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed ayaa sheegay saaka in Maleeshiyaad ka tirsan daacish aysaaka arroortii qabsadeen degmada Qandala oo ka tirsan gobolka barri Degmada ayaa waxaa ay u ji
Wasiirka Gaashaandhigga Jen Cabdulqaadir Cali Diini oo Ka Hadlay Colaadda Gaalkacyo (Dhageyso)
(October 26, 2016)
Gaalkacyo:-Wasiirka gaashaandhigga ee Soomaaliya Jeneraal Cabdulqaadir Cali Diini ayaa ka hadlay dagaallada qabaa’il ee maalmahan ka dhacayey magaalada Gaalakacayo. Wasiirka, ayaa ugu baaqay laba
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Dhagax Dhigay wadada Ugaas Yaasiin ee magaalada Boosaaso (Masawiro)
(October 26, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 October 2016 ayaa kormeer shaqo kusoo maray qaybo kamida magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Kor