Akhriso Liiska cusub ee musharixiinta aqalka sare ee dowlada Puntland.

October 16, 2016 - Written by Editor

plGaroowe:-Golaha Wakiilada Dawlada Puntland ayaa maanta si rami ah u shaaciyay Liiska Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Liiska ka muuqda in haweenka la siiyey qoondo badan ka dib cadaadis ka yimid beesha Caalamka .

Liiska ayaa waxaa ka maqan Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Puntland Mahad Cabdala Cawad oo la tartamayey Jen Maxamed Xirsi Morgen.

Hoos Ka Akhriso Liiska oo Isbadal wayn lagu sameeyay;-

1-Saynab Xaashi Biixi.

-Shukri Aadan Maxamed.

-Xaawo Caynab Cabdi.

2-Hodon Maxamuud Cismaan.

-Basro Cumar Geele.

3-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

-Aamino Aadan Cabdullaahi.

4-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole.

-Cabdi Mahad Abshir Cismaan.

5-Siciido Xassan Cismaan.

-Axmed Cabdala Tigaana.

-Siciid Maxamuud Aadan.

-Maxamed Maxamuud Cali Bile.

6-Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile.

-Hodon Ismaaciil Cilmi.

7-Maxamuud Axmed Maxamuud.

-Faadumo Siciid Maxamed.

8-Maxamed Siciid Xirsi’’Moorgan’’.

-Maxamuud Cali Siciid.

-Bootaan Bare Samatar.

9-Cabdixakiin Axmed Xaashi.

-Mahad Daahir Sheekh Nuur.

-Cabdulqaadir Faarax Shaaciye.

10-Cali Ismaaciil Cabdi Giir.

-Shukri Cabdullaahi Maxamuud.

-Farxaan Cali Xusseen.

11-Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere.

-Siciid Maxamed Cali.

-Faarax Cawad Jaamac.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online