Culumada Puntland oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka soo cusboonaada magaalada Gaalkacyo (Dhagayso )

October 15, 2016 - Written by Editor

BaaqaGaalkacyo:-Culumada Puntland ayaa ugu baaqay Maamulada Galmudug iyo Puntland in ay joojiyeen dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ,culumada ayaa waxaa ay baaqyadaas uga hadleen khudbadaha Jimcaha ee magaalooyinka Puntland.

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf Oo kamid ah Culimada Sida Aad kaa Looga yaqaan guud ahaan dalka Ayaa baaq nabadayn ah u diray Maamuladda Puntland iyo Galmudug Waxaana Sheekhu ku tilmaamay dagaalakaas In uu yahay dagaal fitno Isla markaana uu yahay mid aan loo baahnayn .

Waxana sheekhu yiri waa la waydiinayaa Aakhiro cidwalaba oo dagaalkaan ka danbaysay ama hurinayaba sidaa darteed waa in loo turaa bulshada Muslimkaa Oo aan dhiigooda loo daadin si micna daro Ah.

Hoos ka dhageyso Baaqa uu Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf  ka soo saaray dagaalka ka socoda magaalada Gaalkacyo.

Nuur Jaamac
Garoowe


Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online