Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan Boosaaso oo ku baaqay in dagaalka Gaalkacyo la joojiyo (Dhageyso)

October 15, 2016 - Written by Editor

2Boosaaso:-Culimda Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Boosaaso ayaa waxaa ay ugu baaqeen in la joojiyo colaada iyo dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Culumada ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa waxaa ay xalay ka hadleen Masjidka weyn ee Al-Rowda ee magaalada Boosaaso.

Culimda ayaa sheegay in xiligan lagu jiro wakhti abaar daran ay ka jirto shacabkana ay heysto dhibaato xooggan waxayna culumada ugu baaaqeen labada Maamul ee Galmudug iyo Puntland alle ka baqaan oo ay joojiyaan dhiiga micno darada ku daadanaya.

Culumada Baaqa soo jeediyey waxay kala yihiin

Sheekh Daahir Aw Cabdi
Sheekh Maxamed Macalin
Sheekh Axmed Daahir
Sheekh Faarax Cajab

Hoos Ka Dhageyso Baaq Culumada Soomaaliyeed ee ku sugan Boosaaso  ka soo saareen dagaalka Gaalkacyo.



M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online