Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Dheere oo ka hadlay xaalada Gaalkacyo.[Dhagayso]

October 15, 2016 - Written by Editor

Gen_Siciid-DheereGaalkacyo:-Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere), iyo wafdi saraakiil ciidan ah oo ka tegay magaalada Garoowe oo mudo 2 maalmood ah ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa saxaafadda waxaa uga waramay xaalada guud ee magaalada Gaalkacyo oo maalmhii u danbeeyey ay ka dhaceen dagaalo nasiib daro ah oo dadkii shacabka ah ay ka barakaceen xaafadda magaalada Gaalkacyo qaarkood.

Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere) ayaa sheegay in dhinacooda aysan cidna duulaan ku ahayn isagoo ugu baaqay dhinac Gal-Mudug in nabad lagu dadaalo oo laga fogaado wax walba oo colaad keenaya lana dhowro hishiiskii ay horay u wada gaareen Col. Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Gen. Caydiid.

Hoos ka Dhagayso shirka Jaraa’id Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/10/Wareysiga_Siciid_Dheere.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online