Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi oo laga waraystay Xaalada Gaalkacyo[Dhagayso]

October 18, 2016 - Written by Editor

wasiirka-deegaankaGaalkacyo:-Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame oo waraysi gaar ah siiyey radio Daljir oo ka hadlay xaalada magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegay in magaaladu ay tahay mid degan isagoo xusay in gacansiga magaalada uu yahay mid furan.

Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame oo wax laga wiidiiyey in waan waan ay u socoto wasiiro ka tirsan Puntlan iyo Gal-Mudug ah ayaa waxaa uu xusay in arrintaas ay tahay been la faafiyey balse ay soo dhaweynayaan in odayaasha deegaan ka Gaalkacyo iyo waxgaradkuba  ay iyagu ka wada hadlaan qaab kasta oo lagu dhamayn karo colaada.

Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayaa dhinac kale sheegay in ay socoto howshii dhisamaha Maxjarka meel fiican ay marayso lana soo gabagabeyn doono usbuuca soo socda haddii alle idmo.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Radio Daljir la yeeshay Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame

[audio: http://radiodaljir.com//resources3/files/Wasiirka_Deegaanka_Cali_Cabdulaahi_Warsame.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online