Eedeymo Musuq-Maasuq Cusub oo Hareeyey Doorashooyinka
(November 30, 2016)
Waxaa weli jira eedo la xiriira in siyaasiyiinta ay faro-gelin ku hayaan hannaanka doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka socda dalka Soomaaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa
Ra’iisal wasaaraha DFS oo ka digay in faragelin lagu sameeyo Ammaanka goobaha Doorashadda ka dhacayso
(November 30, 2016)
Muqdisho:-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali shamar’arke ayaa waxaa uu ka digay in  Ciidamadda Nabadsugida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  ay fara gelin ku sameeyaan goobaha
Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland oo Daah-furay Shirweynihii Saddexaad ee Waxbarashada Puntland. [Masawiro]
(November 30, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta 29 November, 2016 waxa uu si rasmi ah u dah-furay shirwe
Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qabilay safiirka midowga yurub u qaabilsan Soomaaliya.
(November 29, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 29 November 2016 Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wafti ay hoggaam
Ciidamo ka tirsan dowladda Puntland oo ku baxay Degmada Qandala ee Gobolka Bari
(November 29, 2016)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan ciidamada badda Puntland iyo kuwa Daraawiisha ay ku sii qulqulayaan deegaanada ku xeeran Degmada
Weerar Ka Dhacay Jaamacadda Ohio oo la sheegay in uu geystay qof Soomaali ah
(November 28, 2016)
Weerarka ka dhacay Jaamacadda Ohio State University ee magaalada Columbus ayaa wararka nasoo gaadhaya sheegayaan in lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey qof Soomaali ah. Ninkan Soomaaliga ah ayaa
Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Shiinaha.(Masawiro)
(November 28, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Shiinaha gaar ahaan caasimadda ganacsiga waddankaasi ee Shanghai ayaa la kulmay masuuliyiin ka tirsan
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo lagu soo dhoweeyey dalka Shiinaha.[Masawiro]
(November 28, 2016)
Chaina:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ugu anba baxay dalka Chaina ayaa si diirran loogu soo dhoweeyey caasimadda dalkaasi ee Sh
Mu’asasada Al-minhaaj oo Raashin u qaybisay dadkii ku barakacay dagaalkii Gaalkacyo.[Masawiro]
(November 28, 2016)
Gaalkacyo:-Mu’asasada Alminhaaj Gobolka Mudug oo gacan ka helaysa Gudoomiyaha Guud ee Alminhaaj ayaa raashin u qaybisay 250 qoys oo ka mid ah dadkii ku barakacay dagaalkii Gaalkacyo isla markaana ku
Siminaar loo qabtay Ducaadda iyo Macalimiinta Magaalada Johannesburg (Masawiro)
(November 27, 2016)
Johannesburg:-Waxaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Johannesburg Dawro ama siminaar lagu baranayay Hogaaminta, oo socday 26-27/11/ 2016 dawrada waxaa loo qabtay imaamyada, ducaadda, macalimiinta iyo h

Next Page »