Madaxweynaha Puntland oo dib uga soo laabtay Boosaaso ee xarunta gobalka Bari (Dhageyso)
(November 2, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa did ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana uu ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday magaalada Qan
Xildhibaan soo bandhigay cadaymo ku aadan lacag Puntland ka heshay DFS [Daawo]
(November 2, 2016)
Garoowe:-Xildhibaan ka tirsan Barlamanka dowlada Puntland, ayaa soo bandhigay cadeymo lacag Puntland ka heshay dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaareysa [Saddex Malyan, Labo Boqol iyo Konton doollar]