Madaxweynaha DFS oo bogaadiiyey doorashooyinka ka bilowday Kismaayo iyo Baydhabo
(November 8, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo ka bilowday magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo.