Madaxweyne Gaas iyo wefdi uu Hogaaminayo oo Lagu Soo Dhoweeyey Gobolada Karkaar iyo Nugaal.(Masawiro)
(November 9, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo oo hawlo shaqo ugu maqnaa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta isla markaana maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaa
Nabadoon C/laahi Axmed Rooble (Safaari) oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(November 9, 2016)
Muqdisho:-Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta lagu dilay Nabadoon C/laahi Axmed Rooble (Safaari) waxaana lagu dilay nabadoonka Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho .
Donald Trump oo ku guuleystay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Mareykank
(November 9, 2016)
Donald Trump ayaa loo doortay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka kadib guul aan marnaba laa saadaalin oo uu ka gaaray doorashooyinkii dhacay, sidaasi waxaa qortay wakaaladda wararka ee