Gaas iyo Guuleed oo Mar kale Sheegay in ay Heshiis ku gaareen Gaalkacyo.
(November 12, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in madaxda laba Maamul ee Galmudug iyo Puntland ay gaareen Heshiis hordhac ah oo dhiig joojin ah. Hesh