Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay Kulankii Nabadaynta Magaalada Gaalkacyo (Masawiro)
(November 13, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 November, 2016  waxa uu mar kale shir gudoomiyey kulankii nabadaynta magaalada Gaalkacayo, kulankaas oo la doo
Puntland iyo Galmudug oo gudi u saaray Xalinta Khilaafka magaalada Gaalkacyo (Akhriso)
(November 13, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in kulan ay isigu yimaadeen  waxgaradka labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug waxaana kulankaas uu ka dhacay garoonka diyaradaha