Musharax Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay arrimaha Gaalkacyo iyo doorashada 2016.[Dhagayso]
(November 16, 2016)
Kismaayo:-Wasiirkii hore ee waxbarashada dowladda Puntland ahna musharax u taagan xilka madaxtinimada Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waraysi uu siiyey Idaacadda Daljir waxaa
Cadaado oo lagu dilay Qof ka mid ahaa Ergada Doorashada.[Dhagayso]
(November 16, 2016)
Cadaado:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in muddo kooban maanta ay khalkhal gashay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee halkaa ka socotay. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, oo war ka soo saaray colaadda Gaalkacyo
(November 16, 2016)
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” iyo Madaxweynaha Galmudug C/karim Xuseen Guuleed ayaa shalay dib u billaabay wadahadalkooda ku aaddan hirgelinta xabbadjoojinta magaalada lagu m
Dagaal dhaliyey Khasaaro kala duwan oo dhacay Degmada Caabudwaaq
(November 16, 2016)
Wararka naga soo gaaraya Degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ku wada sugneyd gudaha Degmada. Dagaalkan ayaa la sheegay in uu salka k