Eedeymo Musuq-Maasuq Cusub oo Hareeyey Doorashooyinka

November 30, 2016 - Written by Editor

doorashoWaxaa weli jira eedo la xiriira in siyaasiyiinta ay faro-gelin ku hayaan hannaanka doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka socda dalka Soomaaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa xalay war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in loo baahan yahay inaan faro-gelin lagu samaynin odayaasha dhaqanka.

Ra’iisul wasaaraha waxa uu si gaar ah baaqaas ugu jeediyey hay’adda nabad sugidda qaranka, taasi oo maanta beenisay inay wax faro-gelin ah ku hayso doorashooyinka.

Dhinaca kale, xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi ayaa diiday inay ka qeyb gasho doorashadii maanta ka dhacday magaalada Cadaado ee kursiga beesheeda, ayada oo tirsaneysa qaladaad.

Warbixintan waxaa inoo haysa Falastiin Axmed Iimaan

VOA Soomalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online