Madaxweynaha Puntland iyo Wakiilka QM Uqaabilsan Soomaaliya oo kulmay (Masawiro)
(December 31, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta 31 December 2016 magaalada muqdisho kulan kula qaatay wakiilka qaramada midoobey u q
Warsaxafadeed: Isimada SSC oo ka soo horjeestay wadahadalka Somaliland & Khaatumo (Daawo)
(December 31, 2016)
Isimada Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa si adag uga horyimid wadahadlka u socda Maamulka S/land iyo Maamulka Khaatumo waxaana ay maanta soo saareen Qaraal ay ku Cadeynayaan mowqifka Isimada SSC.
Taliye ku-xigeenkii ciidanka Madaxtooyada Somalia oo lagu dilay Muqdisho.
(December 31, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaarayo magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, ayaa sheegay in goordhaweyd lagu dilay gudaha xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya Taliye ku-xigee
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Furqaan ee Mombaza Sheekh C/qaadir Al-Ahdal (Daawo)
(December 31, 2016)
Mombaza:-Waxaa idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Furqaan ee magaalada Mombaza i waxaana Khudbada jeediyey Sheekh C/qaadir Al-Ahdal Xafidahulaah waxaana cinwaanka Khudbada uu ahaa
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cali Bare Sheekh Maxamuud Xaliike (Daawo)
(December 31, 2016)
Laascaanood:-Waxaa idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cali Bare ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Bari waxaana jeediyey Sheekh Maxamuud Xaliike waxaana uu ka hadlay xaalada
Muxaadaraadkii laga jeediyey Mutamarkii Islaamiga ee lagu qabtay Masjidka Al-Furqaan ee Mombaza (Daawo)
(December 31, 2016)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradaad laga jeediyey Masjidka Al-Furqaan ee magaalada Mombaza oo lagu qabtay Mutamar Islaami ah waxaana culumadii ka qeyb gashay ay ka jeediyeen muxaadaraad kala du
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo xariga ka jaray Isbitaalka Martini (Masawiro)
(December 30, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Martini ee ciidammada Naafada ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Mu
Musasada EMA oo Heshiis la gashay Jaamacada Madiina Al-Caalamiya ee dalka Malaysia .(Masawiro)
(December 30, 2016)
Waxaa heshiis dhanka waxbarashada wada saxiixday Musasada EUROPIAN MUSLIM ASSOCIATION (EMA ) iyo Jaamacada Islaamiga ee Al-Madiina Al-Caalamiya ee dalka Malaysia waxaana heshiisku uu guul weyn u yahay
Nadawdii ka socotay Masjidka Al-Huda oo gashay Habeenkii Labaad (Daawo)
(December 30, 2016)
Garoowe:-Nadwo cilmiyeed lagu qabatay Masjidka weyn Ee Al-Huda ayaa gashay habeenkii labaad waxaa kasoo qayb galay Culimo udiin misaan weyn ku leh guud ahaan dalka Soomaaliya iyo deegaanada Puntland.
Ra’isul Wasaare Sharmaake oo kulan la qaatay Xildhibaanada 2-da Aqal ee laga soo doortay Gal-Mudug.[Masawiro]
(December 30, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka ah ee  Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa  kulan la qaatay Xildhibaanadda labada Golle ee dhawaan laga soo doortay deeg

Next Page »