War-saxaafadeed-Shirkii golaha wasiirada Jubbaland oo looga hadlay arimo Muhiim ah.
(December 9, 2016)
Kismaayo:-Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Jubbaland ee Soomaaliya waxaa saaka Shir Gudoomiyay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan waxaana kasoo qayb galay inta badan Xubnaha Golaha e
Madaxweyne Gaas oo Nairobi kula kulmay Danjirayaasha dalalka Maraykanka, Jarmalka iyo Talyaaniga u fadhiya Dalka Soomaaliya.
(December 9, 2016)
Nairobi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo u jooga Dalka Kenya ayaa maanta 09 December 2016 kulan kula qaatay magaalada Nairobi Sa
Gudoomiyaha degmada Qandala oo laga waraystay xaalada degmada Qandala.[Dhagayso]
(December 9, 2016)
Qandala:-Gudoomiyaha degmada Qandala Maxamuud Jaamac Khuurshe, oo waraysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir ayaa waxaa  uu uga waramay xaalada guud ee degamada Qandala ka dib markii ay ciidamada Punt
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaranka ee ka socday Muqdisho oo qodobo laga soo saaray
(December 9, 2016)
Muqdisho:-Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka. Kulanka waxaa shir guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xas