Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saartay abaaraha ka jira dalka Soomaaliya
(December 11, 2016)
Muqdisho:-Hay'adda culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa soo saartay Baaq ku aadan xaalada abaaraha ee  ka jira guud ahaan dalka Soomaaliya waxaan hay'adda ay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in ay isku
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo tacsiyeeyey shacabkii lagu laayey Muqdisho.
(December 11, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa kaga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraamabada iyo dhammaan shacabaka Soomaaliyeed qaraxii maanta kooxada nabad diidka ay k
Qarax ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho iyo Al-Shabaab oo sheegtay (Daawo)
(December 11, 2016)
[caption id="attachment_108666" align="alignleft" width="300"] Qarax ka Dhacay Muqdisho[/caption] Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka Qarax xooggan uu ka dh
Gudiga doorashada heer federal oo diiday doorasho shalay ka dhacday Jowhar.
(December 11, 2016)
Jowhar:-Guddiga dowlada Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa war-saxaafadeed ka soo saarey doorasho la sheegay in doorashadii shalay kadhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobalka S
Shirka golaha wasiiradda ee Puntland oo lagu ansaxiyey Miisaaniyada 2017 (Masawiro)
(December 11, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 11 December 2016 shir gudomiyey Shirka golaha wasiiradda ee Dawlada puntland. Shirka golaha wasiiradda ee Dawladd