Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray ehelada G/dhexe Jamac Saxardiid Axmed
(December 16, 2016)
Madaxweynaha Dawladda puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 December 2016 waxa uu tacsi u diray isagoo ku hadlaya   afka  goloyaasha kala duwan ee Dawladda puntland iyo kan shacab
Mowliidka & Shubuhaadkiisa Sheekh Maxamuud Shible (Daawo)
(December 16, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaraad iyo su,aalo Muhiima oo ku saabsan Mowliidka & Shubuhaadkiisa waxaana muxaadarada jeedinaya Sheekh Maxamuud Shible. Hoos ka Daawo Mowliidka &
Taliye ku xigeenkii 3aad ee ciidamada Booliska Puntland oo ku geeriyooday Boosaaso
(December 16, 2016)
Boosaaso:-Taliye ku xigeenkii 3aad ee ciidamada Booliska Puntland G/dhexe Jaamac Saxardiid ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana uu taliyuhu u geeriyooday dhaawa