Gudiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray

December 8, 2016 - Written by Editor

doorashoyinka-324x235Garoowe:-Gudiga doorashooyinka dadban ee heer Puntland ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u shaaci yeen in dib loo bilaabi doono qabashada doorashooyinka Golaha Baarlamaanka Aqalka hoose iyagoona xusay in ay ka dhici doonto magaalada Garoowe.

Gudiga doorashooyinka dadban ee heer Puntland ayaa u jeediyey beelaha aan wali xubna hooda weli dooran Aqalka Hoose ay soo dedejiyaan ergada dooranaysa xubanaha u tar tamaya Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso warsaxaafeedka ka soo baxay Gudiga doorashooyinka dadban ee heer Puntland


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online