Maama Xabiibo Kaahiye Ali oo xalay ku geeriyootay dalka Talyaaniga.

December 6, 2016 - Written by Editor

tacsi4Leicester:-Maamulka Masjidka Ibu Cutheymiin iyo ducaadiisa waxaa ay halkaan ugu tacsiyeynayaa dhamaan Reer Abdulqadir Yusuf , Reer Kaahiye iyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Maama Xabiibo Kaahiye Ali waxaan si gaar ah halkaan tacsi u dirayaan walaalkeen Shirwac Cabdulqaadir Yusuf , xaaskiisa iyo ilmihiisa. Waxaanan leenayahay hadalkii Nabigu yiri markii wiilkiisu geeriyootay oo ahaa” qalbigu wuu murugoonayaa indhuhuna wey ilmaynayaan waayidda aan ku weynay Mise dhahayno wax Allaah raali galinaya mooyaane” أن لله ما أخذ ولله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online