Muxaadaraadkii laga jeediyey Mutamarkii Islaamiga ee lagu qabtay Masjidka Al-Furqaan ee Mombaza (Daawo)

December 31, 2016 - Written by Editor

hqdefaultWaxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradaad laga jeediyey Masjidka Al-Furqaan ee magaalada Mombaza oo lagu qabtay Mutamar Islaami ah waxaana culumadii ka qeyb gashay ay ka jeediyeen muxaadaraad kala duwan .

Culumada ka qeyb gashay Mutamarka Islaamiga ee 1aad ee lagu qabtay magaalada Mombaza .
1-Sheekh Maxamuud Shible.
2-Sheekh Shariif Dhawiil
3-Sheekh Cabdiraxiim Abu Ceyneyn
4-Sheekh Cabdiwahaab Isxaaq
5-Sh eekh Cabdiweli Cismaan
6-Sheekh Maxamed Caraale

Hoos ka Daawo Muxaadaradadkii laga jeediyey Masjidka Al-Furqaan ee magaalada Mombaza

1-MIDNIMADA & AHMIYADA AY LEEDAHAY

2-SHIICADA & KHATARTEEDA SH MAXMUD SHIBLI.

Masjidka Al-Furqaan
Mombaza
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online