Qarax ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho iyo Al-Shabaab oo sheegtay (Daawo)

December 11, 2016 - Written by Editor
????????????????????????????????????

Qarax ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka Qarax xooggan uu ka dhacay afaafka dekedda Muqdishu xili ay halkaas tubnaayeen xoogsatada dekedda Muqdishu.

Qaraxa ayaa kooxda Al-Shabaab ee sahladay shiiga shacabka Soomaaliyeed  waxay u adeegsadeen baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa kaas oo ku qaraxay afaafka dekedda Muqdishu .

Warbaahunta Al-Shabaab ee ku caanka ah beenta ayaa waxay sheegeen in ay 30 askari oo ka tirsan DFS ay ku dileen qaraxii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho.

Taliyaha booliiska gobolka Banaadir Korneel Bishaar Abshir Geeddi ayaa waxaa uu qiray in uu jiro qaraxa ka dhacay dekedda Muqdishu wuxuuna sheegay in uu jiro Khasaaro tiro badan.

Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa tacsi u diray dhamaan qaraabada dadkii ku dhintay Qaraxii saaka ka dhacay afaafka dekedda Muqdishu .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online