Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle ) oo caawa lagu dilay Muqdisho

December 3, 2016 - Written by Editor

qalinleMuqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasumada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada Muqdisho allaha u naxariistee Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle ) oo ka mid ahaa culumada ducaada iyo ganacsatada ugu firfircoon magaalada Muqdisho.

Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle )  ayaa waxaa la dilay salaadii Maqrib ka dib waxaana lagu dilay inta u dhexeysa Masjidka uu ku soo tukaday iyo xaafadiisa .

Dhamaan bahda Halgan.net ayaa waxaa ay tacsi gaar ah u dirayaan dhamaan qaraabada iyo ehelada Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle )  waxaana alle uga baryeynaan walaalkeen Sh Saciid Cismaan  (Saciid Qalinle )  in janatul fardooso galiyo. Aaamiin.


Maamulka Halgan.net

Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online