Sheekh Shariif Cabdi Nuur Ma dhiman waan Nabad qabaa Been fakatay meel ma gaarto

December 19, 2016 - Written by Editor

img-20161219-wa0014Mecca:-Waxaa Saacadahii la soo dhaafay aad loogu faafiyey baraha lagu wada xiriiro ee internetka in uu geeriyooday  Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah  warkaas oo aan sal iyo raad toona lahayn.

Halgan.net oo Khadka Telfanka kula xiriirtay culumada ku dhaqan Mecca ayaa noo xaqiijiyey in uu Sheekhu nabad qabo uuna aad u fiican yahay.

Dhamaan Soomaalida waxaan uga digeynaa kuwa Caadeystay gaaleysiina iyo been abuurka culumada kuwaas oo ay ka danbeeyaan gaalo iyo wax u shaqeeya.

Maamulka Halgan.net
Mecca

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online