Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo ka warbixiyey Qandala.[Dhagayso]

December 4, 2016 - Written by Editor

taliyaha-ciidanka-baddaBoosaaso:-Taliyaha ciidamada Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda VOA ayaa sheegay in ay ku dhow yihiin degmada Qandala oo ay doonayaan inta aysan gelin Degmada Qandala in ay sifeeyaan deeganada u xeeran degmada Qandala. Taliyaha ciidamada Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax ayaa war aan jirin ku tlmaamay in qof sheegtay n uu yahay sarkaal cdanka badda ee dowladda Puntland ay galeen magaalada taas oo uu xusay n aysan waxba ka jirn.

Taliyaha ciidamada Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax ayaa sheegay in ciidanksu ay wadaan howl galo sifayn ah ka hor inta aysan gelin degmada Qandal ee Gobolka Bari oo ay horay u qabsadeen koox sheegatay Daacish.

Taliyaha ciidamada Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye ayaa xusay in magaalada Qandala ay u jiraan wax ka yar 50 KM ayna si dhaqso ah u geli doonaa marka uu u dhamaado howl galo ay a wadaan deeganada ku xeeran degmada Qandala.

Hoos ka Dhagayso waraysiga uu Taliyaha ciidamada Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye siyey VOA

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/12/04/e81f3b3a-20e8-4b95-b142-05f8ad217c5d.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online