Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Jen.Siciid Maxamed oo ka waramay dagaalkii ka dhacay degmada Qandala.[Dhagayso]

December 8, 2016 - Written by Editor

siciidGaalkacyo:-Taliyaha ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland Jen.Siciid Maxamed Xirsi ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey golaha1960 uga waraymay xaalada nabadgelyo ee deegaanada Puntland iyo dagaaladii ka dhacay degmada Qandala ee Gobolka Bari oo dagaalo ay ku dhex mareen ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish.

Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Jen.Siciid Maxamed Xirsi ayaa waxaa kale oo ka waramay dagaalo lagula jira ciidanka Al-shabaab ee ku sugan Buuraha Golis yo xaalada abaareed ee ka jira Puntland.

Hoos ka Dhagayso waraysiga 1960 Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Jen.Siciid Maxamed Xirsi

[audio: http://www.golaha1960.com/wp-content/uploads/2016/12/Janaraal-siciid-dheere.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3
A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online