Taliye ku-xigeenkii ciidanka Madaxtooyada Somalia oo lagu dilay Muqdisho.

December 31, 2016 - Written by Editor

villa-somalia-okMuqdisho:-Wararka naga soo gaarayo magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, ayaa sheegay in goordhaweyd lagu dilay gudaha xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya Taliye ku-xigeenkii ciidanka Madaxtooyada Somalia Cabdi Cabdulle Qoorgaab xilli uu ku sugnaa xafiiskiisa.

Dilka Taliye ku-xigeenkii ciidanka Madaxtooyada Somalia ayaa waxaa geystay mid ka mid ah ciidamada ka howlgala madaxtooyada lama oga ilaa haatan sababaha uu u dilay taliya.

Askarigii dilka gaystay ayaa la sheegay inuu goobta ka baxsaday, waxaana lala yaaban yahay qaabka uu u fakaday askariga ku dhex dilay Taliye ku-xigeenkii ciidanka Madaxtooyada Somalia .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online