Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa Puntland Shire Xaaji oo bixiyey waraysi isagoo ku sugan degmada Qandala.[Dhagayso]

December 7, 2016 - Written by Editor

5e30b501-0695-4a03-b93f-59f61f1423c1_w987_r1_sBoosaaso:-Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa ee dowlada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa faah faahiyay qaabka  ay ciidana Puntland dib ugu qabsadeen degmada Qandala ee Gobolka Bari. Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ee dowlada Puntland Shire Xaaji Faarax  ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA waxaa uu sheegay in kooxda Daaicsh ay ka dileen 30 xubnood halka ay ka dhaawaceen 35 kale ayna ciidanka Puntland ay agab kale duwan ay ka qabteen kooxda Daaicsh ee qabsaday degmada Qandala 26kii Octobar 2016.

Hoos ka Dhagayso waraysiga uu VOA siiyey Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa ee dowlada Puntland Shire Xaaji Faarax

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online