Mid ka mid ah dhalinyaradii kufsiga ka geystay degmada Galdogob oo lagu qabtay Garoowe.[Dhagayso]
(January 31, 2017)
Garoowe:-Ciidanka Booliska magaalada Garoowe ayaa ku guulaystay in ay qabtaan Bishaar Cabdisamad Maxamed oo ka mid ahaa dhalinyaradii Kufsi Wadareedka ka geystay Degmada Galdogob  ee gobalka Mudug. C
Khatarta Kooxda Caqliga ka hormarisa Diinta Islaamka “Caqlaaniyiin “Sh Maxamuud Shible (Daawo)
(January 31, 2017)
Mombaza:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro muhiim ah oo ka hadleysa kooxda Caqlga ka hormarisa diinta kuwaas oo loo yaqaan (Caqlaaniyiin)waxaana muxaadarada jeedinaya Sheekh Maxamuud Shible Xafid
Gudoomiye Baarlamaanka DFS oo magacaabay Guddiga ilaalinta doorashada Madaxweynaha
(January 30, 2017)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa waxaa uu soo magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa iyo Asluub wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha S
Madaxwaynaha Puntland oo dhagax dhigay waddo isku xiraysa Qardho iyo B/Bayla.[Masawiro]
(January 30, 2017)
Qardho:-Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dhagax dhigay waddo isku xiraysa magaalooyinka Qardho iyo Bandarbayla , kadib socdaal qaatay ku dhowaad todobaad uu ku marayay deegaano k
Dowradii 1aad ee loogu tala galay Imaamyada wadamada Waqooyiga Yurub oo lagu qabtay Helsinki (Masawiro)
(January 30, 2017)
Helsinki :-Markazka Helsinki Islam Center iyo mu’asasada dacwiga ee ay ku bahoobeen wadamada waqooyiga Yurub EMA ayaa waxay si wadajir ah u qabanqaabiyeen dowradii 1aad ee halkudhigeeedu ahaa ”sid
Xukunkii Dhalinyaradii ka geystay Kufsaday Degmada Galdogob Oo Lagu dhawaaqay (Masawiro)
(January 29, 2017)
Gudigii loo xilsaaray dhalinyarada kufsiga ka geystay Degmada Goldogob ayaa waxaa ay saaka si rasmi ah ugu dhawaaqeem xukunka dhalinyarada geystay kufsiga waxaana lagu riday xukunka soo socda. Shir
Laascaanood oo laga furay Markaz lagu baran doono Qiraa’aatka Qur’aanka [Masawiro/Video]
(January 28, 2017)
Laascaanood:-Magaalada Laascanaood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa laga furay xarun lagu baran doono hababka kal duwan ee lagu barto akhrinta Qur'aanka Kariim . Munaasibad ay ka soo qayb galeen culi
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Xarumaha Dowladda ee Degmada Bandar-Bayla.[Masawiro]
(January 28, 2017)
Bandar-bayla:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan degmada Bandar-Bayla ee gobolka karkaar ayaa maanta 28 January 2017 kormeeray xarumaha Dawladda degmada Bandar-
Ciidamada Puntland oo tegay deegaan lagu afduubay dad saarnaa gaari xamuul ah ka yimid degmada Qandala.[Dhagayso]
(January 28, 2017)
Boosaaso:-Gudoomiyaha degmada Qandala ee Gobolka Bari Jaamac  Maxammed (Quurshe) oo la hadlay saxaafadda ayaa beeniyay warar lagu baahiyey saxaafadda Soomaalida qaarkood gaar ahaan Idaacadda VOA oo s
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo Nairobi uga qeybgalay Shir Ku Saabsan wax ka qabashada Abaaraha Dalka.[Masawiro]
(January 27, 2017)
Nairobi:-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay shir ku saabsan wax ka qabashada abaaraha ka jira gobollada dalka Soomaaliya.

Next Page »