Ra’iisul.Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Kormeer ku tagey Dhismaha Cusub ee Aqalka Sare.[Masawiro]
(January 1, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xafiisyo cusub oo loo di
Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo doortay gudiga doorashooyinka gudoonka Baarlamaanka
(January 1, 2017)
Muqdisho:-Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u meel mariyey xubnaha cusub  ee Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Golaha Baarlamaanka waxaa xubnahaas ay ka o
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho kaga qayb galay kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.[Masawiro]
(January 1, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta 01 January 2017 kulan lagaga hadlayey nabadaynt
Hay’ada Haro Xafiiskeeda Soomaaliya oo biyo Dhaamis Ka Samaysay Deegaano Badan (Masawiro)
(January 1, 2017)
Hay’ada Hore ayaa deeq biyo qaybin ah kasamaysay deegaano badan oo ka mid ah deegaanada Sool Puntland deeqdaan oo kamid ah deeqaha ay ay hay’adu kafuliso Meela badan oo kamid ah gayiga somalidu de