Dowro Sharci ah oo lagu soo Afmeray magaalada Stockholm caasimada dalka Sweden (Masawiro)
(January 4, 2017)
Stockholm:-Waxaa lagu soo afmeeray magaalada Stockholm caasimada dalka Sweden dowro sharci ah waxaana kulankaas soo qabanqaabiyey Masjidka Al Nuur ee magaalada Stockholm iyo Masjidka Al-Raxma ee maga
Qarax ka dhacay Xarunta hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho
(January 4, 2017)
Muqdisho:-Waxaa maanta mar kale ka dhacay magaalada Muqdisho qarax  baabuur oo ka dhacay garaash ku dhex yaalla xarunta hay'adda UNDP ee magaalada Muqdisho waxaan ku dhaawacmay 4 ka mid ah shaqaa
Madaxweynihii hore ee DFS Sh Shariif Sh Ahmed oo si weyn loogu soo dhaweeyey Kismaayo (Masawiro)
(January 4, 2017)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka J/land, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey Garoo
Hay’ada Haro oo Biyo Dhaamis ka sameysay Deegaano ka tirsan Sanaag (Masawiro)
(January 4, 2017)
Hay’ada Haro oo Biyo Dhaamis ka sameysay Deegaano ka tirsan Sanaag biyo dhaamiskan  ayaa imaanaysa xili dadka iyo duunyada ku nool deegaano ka tirsan sanaan laga soo sheegayo  oon iyo gaajo Hay’
Jawaari oo ku dhawaaqay musharaxnimada Guddoonka baarlamaanka “DAAWO”
(January 4, 2017)
Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo ahaa Guddoomiyiha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 2012-2016 ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay maanta in uu aqbalay