Dowro Sharci ah oo lagu soo Afmeray magaalada Stockholm [Masawiro +Video]
(January 9, 2017)
Stockholm:-Waxaa idiin soo gudbineynaa dowro sharci ah oo lagu soo afmeeray magaalada Stockholm caasimada dalka Sweden.Dowro sharci ah waxaana soo qabanqaabiyey Masjidka Al Nuur ee magaalada Stockholm
Madaxweyne Gaas oo ka warramay Xaaladda degmada Qandala oo galabta uu tegay.[Dhagayso]
(January 9, 2017)
Qandala:-Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaminayo ayaa galabta gaaray degmada Qandala ee gobolka Bari. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ay doonyo ka raaceen ma
Madaxweynaha Puntland oo socdaal ku tegaya saaka degmada Qandala ee Gobolka Bari
(January 9, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta oo isniin la filayaa in ay safar shaqo ku gaari doonaa magaalada Taariikhiga ah ee Qandala ee Gobolka Bari, oo dib ugu soo noqotay