Gudiga Culimada Ee Gurmadka Abaaraha Oo Biyo dhaamin Ka Sameeyay Mudug iyo Nugaal (Masawiro)
(January 12, 2017)
Garoowe:-Gudiga Culimada Ee Gurmadka Abaaraha Oo Biyo Qaybin Kasameeyay Koonfurta Mudug Iyo Koonfurta Nugal Gudiga Culimada Ee Gurmadka Abaaraha ayaa kawar bixiyay Deegaano badan oo ay maalmahaan kaqa
Guddoomiye ku Xigeenada 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka DFS oo la Doortay
(January 12, 2017)
Muqdisho:-Waxaa la soo gebo gabeeyey doorashada guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Soomaaliya kadib doorasho maanta ka dhacday Hoolka golasha shacabka ee DFS waxaana ku tartamayey Xildhibaana
Madaxweyne Gaas oo kulan kula qaatay wafdi ka socda Rugta Gacansiga Dalka Cumaan
(January 12, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 12 January 2017 kulan  kula qaatay qasriga madaxtooyada Dawladda Puntland ee magaalada Boosaaso wefti balaadhan oo ka Socday
Faarax Sheikh Cabdulqaadir, Cabdiweli Mudey iyo Khadiijo Diiriye oo u gudbay wareegii 2aad
(January 12, 2017)
Gudoonka baarlamaanka DFS ayaa ku dhawaaqay in Wareegii koowaad ee doorashada gudoomiye koowaad ee barlamaanka Soomaaliya ay u soo gudbeen xildhibaanada kala ah. Xildhibaan Faarax Sheikh Cabdulqaad
Daawo Live Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka Soomaaliya .
(January 12, 2017)
Muqdisho:-Waxaa haatan si toosa u socda Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Koowaad iyo gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Waxaana xilka u tartamaya Musharaxiinta kal