Daawo Maqal iyo Muuqaal Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo lagu qabtay magaalada Nairobi
(January 13, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa dhamaan muxaadaraadkii laga jeediyey nadwo cilmiyeed lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya .Nadwadan ayaa waxaa agaasimay Musasada hay’adda Ixsaa
Ciidamada NISA oo horistaagay kulan ay qabsan lahaayeen Xildhibaanada Galmudug
(January 13, 2017)
Cadaado:-Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada NISA ee ka tirsan DFS ay hor istaageen kulan ay qabsan lah
Madasha Wadatashiga Qaran oo ka soo Horjeeystay Xil ka qaadistii Madaxweynaha Galmudug
(January 13, 2017)
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ay qadka telefoonka ah ku yeelatay 11-12 January 2017-da. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheek