Ciidanka Booliska Boosaaso oo qabtay dad lagu tuhusan yahay in dilal ka geysteen magaalada Boosaaso
(January 17, 2017)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska Boosaso ayaa waxaa ay  howl galo ka sameyeen saaka xaafaddaha magaalada waxaan ay gacanta ku dhigeen shaqysiyaad lagu tuhunsan yahay in ay dil u geysteen shalay galab labo
Iska horimaad kooban oo ka dhacay degmada Cadaado ee Gobolka Gal-gaduud
(January 17, 2017)
Cadaado:- Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee Gobolka Gal-gaduud oo xarun KMG u ah ee maamulka Galmudug ayaa sheegay i iska horimaad hubaysan uu dhexmaray Ciidamo kala taabacsan Nabad Sugida i