Kitaabka Sunanu Abu Da,uud Sh C/Naasir Xaaji Axmed Xafidahulaah [Daawo Video]
(January 18, 2017)
Laascaanood:-Waxaa caawa Radiohalgan.net idiin soo gudbineyaa caawa Kitaabka Sunan Abii Daawuud oo uu bilaabay Sh C/Naasir Xaaji Axmed (Abu Maxamed ) waxaana uu Sheekha ka akhriyaa Kitaabka Masjid Jaa
Kufsiga waxay ay ka qabto Shareecda Islaamka Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(January 18, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro muhiima oo ka hadlaysa wax ay ka qabto Shareecada Islaamka Kufsiga oo ku soo badanaya Soomaaliya baryahaan waxaana muxaadarada jeedinaya Sh Maxamed Cabd
Madaxweynihii hore ee DFS Sh Shariif Sh Axmed oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(January 18, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sh.Shariif Sh. Axmed oo ah musharax u taagan xilka Madaxweynanimada Soomaaliya oo ku soo laabtay magaalada Muqdisho waxaan uu la hadlay s
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Cabdirahman Faroole oo sheegay in doorashada Soomaaliya Fara gelin lagu hayo.[Daawo]
(January 18, 2017)
Nairobi:-Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Cabdirahman Faroole oo waraysi uu bixiyay waxaa uu ku sheegay in doorashada Soomaaliya ay fara gelin ku hayaan dowladdo shisheeye isagoona ka digay in dooras
Tacsi:-Siciid Nuur Osman Keenadiid oo ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo
(January 18, 2017)
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun.Haddaan nahay Qoyska Reer Keenadiid ,waxaanu si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida naxdin leh ee ku timid Walaal Sicid Nuur Osman Keenadiid oo