Xubnaha guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay
(January 24, 2017)
Muqdisho:-Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Muqdisho waxayna si rasmi ah u soo magacaabay guddiga Doorashada Mada
Haldoorka Bulshada Gobolka Sool oo baaq nabadeed u diray Shaqaaqada ka dhacday deegaanka HIGLO.[Daawo Video-ga]
(January 24, 2017)
Laascaanood:-Haldoorka Bulshada Gobolka Sool ayaa waxaa ay baaq nabadeed u direen labo beelood oo walaalo ah oo shaqaaqo colaadeed ku dhexmartay deegaanka HIGLO waxaan ay ku baaqeen in si deg deg loo
Maxkamadda sare ee UK oo amartay in baarlamaanku u codeeyo ka bixidda M/Yurub
(January 24, 2017)
London:-Maxkamadda sare ee Britain ayaa go'aamisay in ay waajib tahay in baarlamaanka uu u codeeyo in la billaabi karo qorshaha ay Britain kaga baxayso Midawga Yurub. Go'aankan wuxuu ka dhigan yahay i
Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya oo dib u qabsaday degmada Badhaadhe ee Gobbolka Jubbada Hoos
(January 24, 2017)
Kismaayo:-Waxaa maanta la wareegay degmada  Badhaadhe ee Gobbolka Jubbada HooseCiidamo isugu jira Ciidanka  Jubbaland iyo ciidanka Kenya waxaan ay magaalada ka soo galeen dhanka waddada Kulbiyoow, w
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(January 24, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Asbaabta keenta