Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.[Masawiro]
(January 25, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa safar shaqo oo kormeer ah ku tegey degaano ka tirsan Gobolka Bari ku waas oo ay isugu soo hayaame
Musharax Dr. Cali Xaaji oo walaac ka muujiyey dhalinyaro laga soo celinayo wadamada Norwey iyo Maraykanka
(January 25, 2017)
Muqdisho:-Sidaan ognahay mudo dheer dhalinyarada soomaaliyeed waxa haysatay dhibaatooyin fara badan oo ay ka mid ahaayeen shaqo la’aan, nabadgelo xumo, daryeel xumo iyo ayagoo aan helin dawladii kee
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya weerarkii lagu qaaday Hotel Dayax ee Muqdisho.[Masawiro]
(January 25, 2017)
Muqdisho:-Wararka naga gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubaysan oo watay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ay weerar la bartil maamsadeen  Hotel Dayax oo ku yaalla Wadada Maka Al-
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Hotel Dayax oo ku yaalla magaalada Muqdisho
(January 25, 2017)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox ka tirsan Al-Shabaab ee dhaqanka ka dhigtay daadinta dhiiga shacabka Muslinka ah ee Soomaaliyeed ay gaari laga soo buuxiyey