Gudoomiye Baarlamaanka DFS oo magacaabay Guddiga ilaalinta doorashada Madaxweynaha
(January 30, 2017)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa waxaa uu soo magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa iyo Asluub wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha S
Madaxwaynaha Puntland oo dhagax dhigay waddo isku xiraysa Qardho iyo B/Bayla.[Masawiro]
(January 30, 2017)
Qardho:-Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dhagax dhigay waddo isku xiraysa magaalooyinka Qardho iyo Bandarbayla , kadib socdaal qaatay ku dhowaad todobaad uu ku marayay deegaano k
Dowradii 1aad ee loogu tala galay Imaamyada wadamada Waqooyiga Yurub oo lagu qabtay Helsinki (Masawiro)
(January 30, 2017)
Helsinki :-Markazka Helsinki Islam Center iyo mu’asasada dacwiga ee ay ku bahoobeen wadamada waqooyiga Yurub EMA ayaa waxay si wadajir ah u qabanqaabiyeen dowradii 1aad ee halkudhigeeedu ahaa ”sid