Mid ka mid ah dhalinyaradii kufsiga ka geystay degmada Galdogob oo lagu qabtay Garoowe.[Dhagayso]
(January 31, 2017)
Garoowe:-Ciidanka Booliska magaalada Garoowe ayaa ku guulaystay in ay qabtaan Bishaar Cabdisamad Maxamed oo ka mid ahaa dhalinyaradii Kufsi Wadareedka ka geystay Degmada Galdogob  ee gobalka Mudug. C
Khatarta Kooxda Caqliga ka hormarisa Diinta Islaamka “Caqlaaniyiin “Sh Maxamuud Shible (Daawo)
(January 31, 2017)
Mombaza:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro muhiim ah oo ka hadleysa kooxda Caqlga ka hormarisa diinta kuwaas oo loo yaqaan (Caqlaaniyiin)waxaana muxaadarada jeedinaya Sheekh Maxamuud Shible Xafid