Baarlamaanka maamulka Gal-Mudug oo xil ka qaadis ku sameeyey Madaxweynaha Gal-Mudug

January 10, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Gal-Mudug Xareed Cali Xareed ayaa saxaafadda u sheegay in Xildhibaanada maamulka Gal-Mudug ay xil ka qaadis ku sameeyee ka dib markii mooshin laga keenay Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi kariim Guuleed.

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa xusay in xldhibaano dhan 54 xubnooda ay ka keeneen mooshin Madaxweynaha Gal-Mudug ka dibna laga dooday loona codeeyey ka dibna ay natiijadii ay noqotay in Xildhibaanada Gal-Mudug ay kalsoonidii kala laabteen Madaxweynaha Gal-Mudug si ku meel gaar ahna ay xlka ugu dhiibeen Madaxweyne ku xigeenka Gal-Mudug.

Xil ka qaadistay ay Xildhibaanada Gal-Mudug ay xilka uga qaadeen Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdikariim Guuleed ayaa laga baqayaa in ay abuurto xasilooni daro siyaasadeed oo laga cabsi qabo in ay ka dhex abuurto golayaasha maamulka Gal-Mudug.

Warka oo faah faasan dib ayaan idinakaga soo gudbin doonaa  insha Allaah

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online