Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya oo dib u qabsaday degmada Badhaadhe ee Gobbolka Jubbada Hoos

January 24, 2017 - Written by Editor

Kismaayo:-Waxaa maanta la wareegay degmada  Badhaadhe ee Gobbolka Jubbada HooseCiidamo isugu jira Ciidanka  Jubbaland iyo ciidanka Kenya waxaan ay magaalada ka soo galeen dhanka waddada Kulbiyoow, waxaan ay markii ay magaalada Qabsadeen ku dhintay 2 qof oo uu mid yahay rayid.

Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa gacanta ku hayey ciidana Al-shabaab waxaan markii ay ogaadeen in weerar ku soo fool leeyahay ay ka baxeen degmada Badhaadhe oo in mud ah u ahayd Saldhig ururka Al-shabaab.

Ilaa hadda ma jiraan saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo ka hadlay in lagala wareegay gacan ku haynta degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, dhinac kale wararka laga soo xiganayo saraakiisha ciidanka Jubba Land ayaa sheegay in ay gacan ku haynta degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose ay la wareegeen ma ah markii ugu horaysay oo ciidanka Jubbaland iyo kuwa Kenya ay qabsadaan degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoos.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online