Ciidanka Booliska Boosaaso oo caawa qabtay nin dil ka geysta Boosaaso.[Dhagayso]

January 11, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa caawa ku guulaystay in ay gacanta ku dhigaan nin dhalinyaro ah oo toogasho ku dilay nin dhalin yaro ah halka nin kalena oo la socday uu dhaawac soo gaaray. Ciidanka Booliska Boosaaso ayaa waxaa ay markii falkaas uu dhacay howl gal ay sameeyaan goobta falkaas uu ka dhacay oo ah meel aan ka fogayn Agagaarka xarunta Dowlada Hoose ee magaalada Boosaaso  ninka falka dilka geystay ayaa isku dayey in uu baxsado balse kuma uusan guulaysan.

Hoos ka Dhagayso Taliska Booliska Boosaaso oo ka hadlay dilka ka dhacay Boosaaso Radio  Daljir

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/01/taliskabosaso.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online