Daawo Live Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka Soomaaliya .

January 12, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa haatan si toosa u socda Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Koowaad iyo gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Waxaana xilka u tartamaya Musharaxiinta kala ah.
Jeylaani Nuur Iikar
C/weli Sheekh Ibraahim Muudey
Faarax Sheekh C/qaadir
Khaalid Macow C/qaadir
Saciid Xuseen Ciid
Khadiija Maxamed Diiriye.
Sidoo kale Doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka waxaana u tartamaya Musharaxiinta kala ah .
1.C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.
2.Mahad Cabdalla Cawad.
3.Burhaan Aadan Cumar.
4.C/laahi Xuseen Cali (Cabdalla)
5.Dr. Xuseen Cabdi Cilmi.
6.C/wali Maxamed Qanyare.
7.C/laahi Goodax Barre.
8.Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
9.C/wali Ibraahim Aadan(Ibbi).
10.Maryan Axmed Haaruun.

Hoos ka Daawo Live Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka Soomaaliya .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online