Daawo Live Doorashada Guddooomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

January 11, 2017 - Written by Editor

Magaalada Muqdisho ayaa saaka waxaa laga dareemayaa loolan adag oo loo galayo xilka Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya waxaana diyaargarow uu ka socdaa xarunta Golaha shacabka oo maanta lagu wado in ay ka dhacdo Doorashada Guddooomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Waxaa ku loolami doona xilka Guddooomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sh Cismaan Jawaari,Xildhibaan Crashiid Xidig ,Xildhibaan C/fitaax Ibraahim Geeseey iyo Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqkhtar.

Guddiga Qaban Qaabada Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanada ayaa haatan isku diyaarinayey doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Ciidamo fara badan oo ka tirsan DFS ayaa la soo daadiyay wadooyinka magaalada Muqdisho waxaana la adkeeyey amaanka xraunta golaha shacabka.

Hoos ka Daawo Doorashada Gudoomiyaha Baaarlamaanka Soomaaliya oo ka socota Xarunta golaha Shacabka

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online